Share on FacebookTweet about this on Twitter

Boodhadh

Boodhadh oo ku jir Mareegaha internetka tuberkuloosi.fi

 

tuberkuloosi.fi juliste_EN

tuberkuloosi.fi-poster waxa loo isticmaali karaa si loo baahiyo maculuumadka ku sugan mereegaha Internetka.

Boodhadh oo ku jir Mareegaha internetka tuberkuloosi.fi (pdf)

 

 

 

 

 

 

 


Boodhadhka TIE Project

Boodhadhka waxa lagu diyaariyay mashruuca TIE-project (Kahortaga iyo in degdeg looga baadho qaaxada iyo HIV dhalinyarada dalbata qaxootinimada) ee 2014 oo lagu uu ku jiro anymayshanka. Oo uu soo diyaariyay Constantinos “Gogi” Mavromichalis. Sanduuqa Yurub ee qaxootiga ayaa ka qayb qaatay maal gelinta TIE-project.

TIE-hankkeen TB juliste pikkukuva

TIE-hankkeen HIV juliste pikkukuva

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Tiibishada waa la daawayn karaa – Boodhadh TIE Project (pdf)

Nolol buuxda marka la qabo HIV – Boodhadh TIE Project(pdf)

Euroopan pakolaisrahaston logo