Share on FacebookTweet about this on Twitter

tuberkuloosi.fi

tuberkuloosi.fi -logo (jpg)

Logada tuberkuloosi.fi (jpg)

 

 

 

Goobta waxa daryeela:
Filha (Finnish Lung Health Association)
Sibeliuksenkatu 11 A 1, 00250 Helsinki, Finland
Tel. +358 44 566 9034
www.filha.fi

Goobtan Mareegaha internetka waxa diyaariyay Filha iyo Ururka Cafimaadka Neefmareenka ee Finland tiiyo aya a tageereen hayado Fiinisha madaxbanaan sida Sanduuqa qaaxa iyo wasaarada Arrimaha bulshada iyo Caafimaadka.

Filha (Finnish Lung Health Association) waxa la aasaasay sanadka 1907 oo markaas ahayd Ururka ka Hortaga qaaxada ee Finland (Finnish Anti-Tuberculosis Association. Laga bilaabo 2003 ururku waxa uu qaatay magaca Filha. Filha waa urur bixiya taloyin dhican khibrada iyo tabarka cudurka qaaxada iyo cudurada sambabka. Filha waxa ay wada shaqayn leeyhiin hay’ada caafimaadka aduunka (WHO) xaga ka hortaga, xakamaynta iyo daawaynta qaaxda ee dalalka jaarka la ah Finland.
www.filha.fi

Ururka cudurada neefmareenka ee Finland wa ururka bukaanada oo hore umarinaaya cafimaadka sambabada iyo in la gaadhsiiyo nolol wanaagsan kuwa qaba xaaladaha cudurada neefmareenka. Ururku waxa uu daafacaa danaha bukaanada cudurada neefmareenka, waxa uu tageera in fayo qabaan oo ay cafimaad qabaan. Bukaanada iyo eheladooda ee qaybaha kaladuan ee Finland ku nooli waxa ay xubno ka yihiin ururuka heer degmo. Wax Kale oo ururku bixiyaan baanasho iyo tabaro iyo in adeega sidii lagu shaqo gelinlahaa qofasta oo Finland degan.
www.hengitysliitto.fi