Daawyanta iyo baadhitaanka qaaxadu waxa ay u yihiin lacag la’aan qofka qaba xanuunka qaaxada. Halkan waxa aad ka heli kartaa maculuumaad ku saabsan adeegyada caafimaad iyo sidoo kale talo cad oo ku saabsan badhitaanka iyo daawaynta qaaxada.