Akhri macluumaad deeraada taageerada/takoorka.
FAQ Category: Takoorka
Isolation SO
Intee in leeg ayaa bukaanka lagu hayn karaa takoorka?
Akhri macluumaad deeraada taageerada/takoorka.
Waa maxay sababta bukaanka curdurka faafin kara ee qaaxada loogu takooraa isbitaalka?
Akhri macluumaad deeraada taageerada/takoorka.
Goormaa go’aana khasabka ah la qaadan karaa?
Go’aana khasabka ah ee takoorka waxa lagu qaadan karaa masalan hadii bukaanku uu qabo qaaxada faafta oo daawadan googooyo.
Ma dhacaysaa in qofka la tagooro isaga oo aan raali ka ahayn?
Haa, waa suurtagal tiiyo la tixraacaayo xeera cudurada faafa, go’aan in khasab lagu takooro ayaa la qaadan karaa oo labadii biloodba mar.
Goorma ayaa buaanka cudurka qaaxada lagu takooraa isbitaalka?
Akhri macluumaad deeraada taageerada/takoorka.