Animayshanada waxa lagu diyaariyay mashruuca TIE-Project (Ka hortaga iyo baadhitaanka qaaxada iyo HIV ee dhalinyarada qaxootinimada codsanaysa) ee 2014. Anymaashanku waxa uu sheegayaa sheeko qaaxada iyo HIV. Waxa diyaariyay Constantinos “Gogi” Mavromichalis”
Tiibishada waa la daawayn karaa
Play
Nolol buuxda marka la qabo HIV
Play
Haya’da Sanduuqa Qaxootiga Yurub ayaa ka qayb qaatay maal gelinta mashruuca TIE-project.
