{"id":383,"date":"2023-03-10T10:50:51","date_gmt":"2023-03-10T08:50:51","guid":{"rendered":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/?page_id=383"},"modified":"2023-03-13T09:49:05","modified_gmt":"2023-03-13T07:49:05","slug":"ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/","title":{"rendered":"Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada"},"content":{"rendered":"<p>Ramadaanku waa af ka haysashada wax cunista iyo cabistaba. Waxaana soonka bisha uu ku waajib yahay qofka muslimka ah, qaangaarka ah, islamarkaana caafimaadka qaba.<\/p>\n<h2>Ma soomi karaa inta uu i hayo xanuunka qaaxada ama tiibishada?<\/h2>\n<p>Qofka qaba cudurka qaaxada ama tiibishada ma soomi karo. Qaaxada ama tiibishada waa in loo qaataa daawo joogto ah, taasoo qofka lagu ilaalinaayo qaadashadeeda. Qaar ka mid ah daawooyinka tiibishada lama qaadan karo iyadoo calooshu ay qofka maran tahay, waayo waxaa ay dhibaato ku tahay sidii ay daawadu jirka ula falgeli lahayd, waxaana arrinkaas uu hoos u dhigayaa ama daciifinayaa awooddii daawada. Daawada oo la qaadan waayana waxaa ay khatar ku keeneysaa daryeelka qaaxada ama tiibishada, waxaana ay kordhinaysaa khatarta ah in cudurku uu sii adkaado, islamarkaana awooddii daawadu ay meesha ka baxdo, waana sababtaas mida keentay in aan la soomi karin, inta uu qofku qabo cudurka qaaxada ama tiibishada. Soonka bisha Ramadaan waxaad soo gudi kartaa marka aad caafimaaddo kaddib.<\/p>\n<h2>Sidee baan u soo gudi karaa soonka la igu leeyahay, sideese loo sameeyaa?<\/h2>\n<p>Maadaama uu soonku ka mid yahay tiirarka islaamka, waa in sida ay diintu dhigayso maalmihii soonka ramadaan ee qofka ka tagay uu soo gudaa. Waana in uu qofku soo gudaa in le\u2019eg intii maalmood ee soonka ka tagtay.<br \/>\nHaddii qofku uusan marnaba awoodin inuu soo gudo soonkii lagu lahaa xaaladdiisa caafimaad oo aad u liidata awgeed (xitaa bilaha uu maalinku yar yahay ee waaguna goor dambe dillaaco, qorraxduna ay waqtiga hore dhacdo), waxaa qofkaas uu quudinayaa halkii maalin ee walbaa hal qof oo miskiin ah, sidaas ayuuna ku soo gudayaa soonkii lagu lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ramadaanku waa af ka haysashada wax cunista iyo cabistaba. Waxaana soonka bisha uu ku waajib yahay qofka muslimka ah, qaangaarka ah, islamarkaana caafimaadka qaba. Ma soomi karaa inta uu i hayo xanuunka qaaxada ama tiibishada? Qofka qaba cudurka qaaxada ama tiibishada ma soomi karo. Qaaxada ama tiibishada waa in loo qaataa daawo joogto ah, taasoo &#8230; <a title=\"Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada\" class=\"read-more\" href=\"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/\">Read more<span class=\"screen-reader-text\">Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada<\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"author":10,"featured_media":0,"parent":83,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-383","page","type-page","status-publish"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v27.3 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada - somali<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada - somali\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ramadaanku waa af ka haysashada wax cunista iyo cabistaba. Waxaana soonka bisha uu ku waajib yahay qofka muslimka ah, qaangaarka ah, islamarkaana caafimaadka qaba. Ma soomi karaa inta uu i hayo xanuunka qaaxada ama tiibishada? Qofka qaba cudurka qaaxada ama tiibishada ma soomi karo. Qaaxada ama tiibishada waa in loo qaataa daawo joogto ah, taasoo ... Read moreRamadaanka iyo daryeelka qaaxada\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"somali\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-13T07:49:05+00:00\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/caawi\\\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/caawi\\\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\\\/\",\"name\":\"Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada - somali\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#website\"},\"datePublished\":\"2023-03-10T08:50:51+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-13T07:49:05+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/caawi\\\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/caawi\\\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\\\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/caawi\\\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Etusivu\",\"item\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Caawi\",\"item\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/caawi\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":3,\"name\":\"Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/\",\"name\":\"somali\",\"description\":\"Qaaxad waa laga bogsan karaa, wadajir aan u fulino!\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#organization\",\"name\":\"somali\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/4\\\/2019\\\/08\\\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/4\\\/2019\\\/08\\\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg\",\"width\":1598,\"height\":321,\"caption\":\"somali\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\"}}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada - somali","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada - somali","og_description":"Ramadaanku waa af ka haysashada wax cunista iyo cabistaba. Waxaana soonka bisha uu ku waajib yahay qofka muslimka ah, qaangaarka ah, islamarkaana caafimaadka qaba. Ma soomi karaa inta uu i hayo xanuunka qaaxada ama tiibishada? Qofka qaba cudurka qaaxada ama tiibishada ma soomi karo. Qaaxada ama tiibishada waa in loo qaataa daawo joogto ah, taasoo ... Read moreRamadaanka iyo daryeelka qaaxada","og_url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/","og_site_name":"somali","article_modified_time":"2023-03-13T07:49:05+00:00","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/","name":"Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada - somali","isPartOf":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#website"},"datePublished":"2023-03-10T08:50:51+00:00","dateModified":"2023-03-13T07:49:05+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/ramadaanka-iyo-daryeelka-qaaxada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Etusivu","item":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Caawi","item":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/caawi\/"},{"@type":"ListItem","position":3,"name":"Ramadaanka iyo daryeelka qaaxada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#website","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/","name":"somali","description":"Qaaxad waa laga bogsan karaa, wadajir aan u fulino!","publisher":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#organization","name":"somali","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/4\/2019\/08\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg","contentUrl":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/4\/2019\/08\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg","width":1598,"height":321,"caption":"somali"},"image":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/10"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=383"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":395,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/383\/revisions\/395"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/83"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}