{"id":56,"date":"2016-01-26T10:03:47","date_gmt":"2016-01-26T08:03:47","guid":{"rendered":"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/?page_id=56"},"modified":"2023-03-13T10:18:42","modified_gmt":"2023-03-13T08:18:42","slug":"sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/","title":{"rendered":"Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada"},"content":{"rendered":"<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignright size-full wp-image-74\" src=\"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/mimmi.jpg\" alt=\"mimmi\" width=\"264\" height=\"504\" \/><\/p>\n<blockquote><p>Qof waliba uma bukoodo cuduka qaaxada xataa haddii uu la kulmi jiray qof qaba xanuunka qaaxada ee fida.<\/p><\/blockquote>\n<p>Cudurka qaaxada si dhib yar uma gudbo. Saddex-meelood meel keliya dadka xidhiidh dhow la yeeshay qof qaba TB-da faafa ayaa qaadsiiya.<\/p>\n<p>Qof kasta oo xanuunka la kulmaa u bukoon maayo cudurka qaaxada.<\/p>\n<p>Sida loo badan yahay tusaale ahaan, tobankii qof ee xanuunka la kulma, sagaal ka mid ahi weligoodna ma qaadaan xanuunka qaaxada. Jeerimiga\u00a0 qaaxada ayaa ku jira jidhkooda isaga oo qarsoon (Latent Tuberculosis infection: LTBI). Qaxada noocaasi ma laha calaamado, lamana kala qaadayo, mana faafayso, umana\u00a0 gudbinyaan jeermiga dadka kale.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, haddii jeermigu noqdo mid firfircoon oo jidhka\u00a0 gudihiisa uu bilaabo in uu bato, qaaxadii \u00a0sadowga ahayd waxa ay isku bedelaysaa cudrukii qaaxada.<\/p>\n<p>Xaladaas qofku wuu bukaa xanuunkuna waxa uu gudbi karaa dadka kale ee waqtigaa la jooga qofkan buka.<\/p>\n<p>Dadka la kulma cudurka qaaxada tobankii qofba hal ayaa qaada cudurka qaaxada. Dadkaas nus ka mid ahi waxa ay yeelanayaan calaamadaha qaaxada muddo laba sano ah laga bilaabo waqtigii ay la kulmeen qaaxada, nuska kalana waxa ay qaadayaan waqti dambe noloshooda.<\/p>\n<p>Caruurta yaryar, dadka waawayn iyo kuwa daafacooga jidku ay daciifiyeen cuduradu, ama daawooyin ay qaataan ayaa aad ugu nugul in ay qaadaan cudurka qaaxada.<\/p>\n<figure id=\"attachment_75\" aria-describedby=\"caption-attachment-75\" style=\"width: 540px\" class=\"wp-caption alignright\"><a href=\"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/tartuntakaavio_12.png\"><img decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-75\" src=\"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/tartuntakaavio_12.png\" alt=\"100\/30 LTBI (qaaxada dahsoon) 3 ayaa u bukooda cudurka qaaxada.\" width=\"550\" height=\"592\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-75\" class=\"wp-caption-text\">100\/30 LTBI (qaaxada dahsoon) 3 ayaa u bukooda cudurka qaaxada.<\/figcaption><\/figure>\n<p><!--TB infection and TB disease--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qof waliba uma bukoodo cuduka qaaxada xataa haddii uu la kulmi jiray qof qaba xanuunka qaaxada ee fida. Cudurka qaaxada si dhib yar uma gudbo. Saddex-meelood meel keliya dadka xidhiidh dhow la yeeshay qof qaba TB-da faafa ayaa qaadsiiya. Qof kasta oo xanuunka la kulmaa u bukoon maayo cudurka qaaxada. Sida loo badan yahay tusaale &#8230; <a title=\"Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada\" class=\"read-more\" href=\"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/\">Read more<span class=\"screen-reader-text\">Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada<\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":43,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"open","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-56","page","type-page","status-publish"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v27.3 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada - somali<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada - somali\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qof waliba uma bukoodo cuduka qaaxada xataa haddii uu la kulmi jiray qof qaba xanuunka qaaxada ee fida. Cudurka qaaxada si dhib yar uma gudbo. Saddex-meelood meel keliya dadka xidhiidh dhow la yeeshay qof qaba TB-da faafa ayaa qaadsiiya. Qof kasta oo xanuunka la kulmaa u bukoon maayo cudurka qaaxada. Sida loo badan yahay tusaale ... Read moreQaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"somali\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-13T08:18:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/mimmi.jpg\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\\\/\",\"name\":\"Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada - somali\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\\\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2015\\\/08\\\/mimmi.jpg\",\"datePublished\":\"2016-01-26T08:03:47+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-13T08:18:42+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\\\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\\\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2015\\\/08\\\/mimmi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2015\\\/08\\\/mimmi.jpg\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Etusivu\",\"item\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cudurka Qaaxada\",\"item\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":3,\"name\":\"Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/\",\"name\":\"somali\",\"description\":\"Qaaxad waa laga bogsan karaa, wadajir aan u fulino!\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#organization\",\"name\":\"somali\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/4\\\/2019\\\/08\\\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/4\\\/2019\\\/08\\\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg\",\"width\":1598,\"height\":321,\"caption\":\"somali\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\"}}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada - somali","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada - somali","og_description":"Qof waliba uma bukoodo cuduka qaaxada xataa haddii uu la kulmi jiray qof qaba xanuunka qaaxada ee fida. Cudurka qaaxada si dhib yar uma gudbo. Saddex-meelood meel keliya dadka xidhiidh dhow la yeeshay qof qaba TB-da faafa ayaa qaadsiiya. Qof kasta oo xanuunka la kulmaa u bukoon maayo cudurka qaaxada. Sida loo badan yahay tusaale ... Read moreQaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada","og_url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/","og_site_name":"somali","article_modified_time":"2023-03-13T08:18:42+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/mimmi.jpg","type":"","width":"","height":""}],"twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/","name":"Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada - somali","isPartOf":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/mimmi.jpg","datePublished":"2016-01-26T08:03:47+00:00","dateModified":"2023-03-13T08:18:42+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/#primaryimage","url":"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/mimmi.jpg","contentUrl":"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/mimmi.jpg"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/sadhowga-qaadista-qaaxada-iyo-cudurka-qaaxada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Etusivu","item":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cudurka Qaaxada","item":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/"},{"@type":"ListItem","position":3,"name":"Qaaxada qaadisteeda iyo Cudurka qaaxada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#website","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/","name":"somali","description":"Qaaxad waa laga bogsan karaa, wadajir aan u fulino!","publisher":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#organization","name":"somali","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/4\/2019\/08\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg","contentUrl":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/4\/2019\/08\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg","width":1598,"height":321,"caption":"somali"},"image":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/56","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/56\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":400,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/56\/revisions\/400"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/43"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}