{"id":65,"date":"2016-01-26T10:22:07","date_gmt":"2016-01-26T08:22:07","guid":{"rendered":"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/?page_id=65"},"modified":"2023-03-13T10:33:04","modified_gmt":"2023-03-13T08:33:04","slug":"cadaynta-xanuuka","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/","title":{"rendered":"Caddaynta Cudurka"},"content":{"rendered":"<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignright size-full wp-image-81\" src=\"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/juippi.jpg\" alt=\"juippi\" width=\"264\" height=\"504\" \/><\/p>\n<blockquote><p>Cudurka qaaxada sambabka waxa lagu baadhi karaa sawirka raajada\u00a0 feedhaha (x-ray) iyo baadhitaanka xaakada.<\/p><\/blockquote>\n<p>Qaaxada\u00a0 samababka\u00a0 inta badan waxa lagu arki karaa Raajada feedhaha (x-rya). Bdhitaanku wax dhibaato ah uma laha bukaanka. Hooyada uurka lihi waa in ay kalkaalisada ama dhakhtarka u sheegtaa xaaladdeeda uurka inta aan loo samayn raajada feedhaha (chest x-ray).<\/p>\n<p>Bukaanka waxa kale oo laga qaadayaa xaakada. Xaakada waxa laga baadhaa inta badan in ay ku jirto jeermiga qaaxadu (Mycobacteria), Tiiyo la isticmaalayo qalabka Microscop (waynaysada), dhaqanka iyo tijaabada isku-dhafka aashitada nucleic. Natiijooyinka smear microscopy iyo tijaabada isku-dhafka aashitada nucleic ayaa la heli karaa dhowr maalmood oo shaqo gudahood.<\/p>\n<p>Khatarta cudurku ku faafayaaa waa saraysaa haddii xaakada laga helo jeermiga\u00a0 qaaxada (Acid-fasr TB bacilli). Baadhida DNA waxa ay si degdega u caddayn kartaa haddii ay jirto in jeermigu uu adkaysi u yeeshay daawada reifampicin. Shaybaadhka ah in la beero Jeermiga qaaxada (TB Culture) waxa ay caddaynaysaa in jeermiga la soo saaraa u yahay\u00a0 kii keenayay cudurka qaaxada. Shaybaadhka jeermiga la beerayaa\u00a0 waxa ay ku soo bixi karaan muddo 2-8 todobaad ah. Nooca jeermiga qaaxada ee la helay, waxa la eegaa in uu daawada u nugul yahay iyo noociisa hiddasidaha.<\/p>\n<p>Ilmah yari xaakada wuu liqaa markaas ma tufi karaan xaakada baadhista looga baahan yahay sida dadka waawayn. Haddii looga shakiyo in ay jirto qaaxada sambabku, Waxa ilmaha laga qaadayaa dheecaanka caloosha oo looga baadhikaro sida xaakada. Baadhitaankaas waxa lagu sameeyaa goob isbitaala.<\/p>\n<p>Waqtiya qaarkood waxa loo baadhaa in la sameeyo bronchoscopy (qalabka dhuumaha sambabada) ama qalabka CT skaanka ee sambabada lagu baadho.<\/p>\n<p>Farsamooyin kale oo badhitaana ayaa loo adeegsadaa marka qaaxada laga baadhayo xubnaha kale ee aan sambabka ahayn. Haddii ay suurtogal tahay, muunad ka mid ah nudaha ama malaxda xubinta ay saamaysay ayaa la qaadayaa oo la baadhi doonaa.<\/p>\n<p><!--Diagnosis SO--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cudurka qaaxada sambabka waxa lagu baadhi karaa sawirka raajada\u00a0 feedhaha (x-ray) iyo baadhitaanka xaakada. Qaaxada\u00a0 samababka\u00a0 inta badan waxa lagu arki karaa Raajada feedhaha (x-rya). Bdhitaanku wax dhibaato ah uma laha bukaanka. Hooyada uurka lihi waa in ay kalkaalisada ama dhakhtarka u sheegtaa xaaladdeeda uurka inta aan loo samayn raajada feedhaha (chest x-ray). Bukaanka waxa &#8230; <a title=\"Caddaynta Cudurka\" class=\"read-more\" href=\"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/\">Read more<span class=\"screen-reader-text\">Caddaynta Cudurka<\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":43,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"open","template":"","meta":{"footnotes":""},"class_list":["post-65","page","type-page","status-publish"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v27.4 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Caddaynta Cudurka - somali<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Caddaynta Cudurka - somali\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cudurka qaaxada sambabka waxa lagu baadhi karaa sawirka raajada\u00a0 feedhaha (x-ray) iyo baadhitaanka xaakada. Qaaxada\u00a0 samababka\u00a0 inta badan waxa lagu arki karaa Raajada feedhaha (x-rya). Bdhitaanku wax dhibaato ah uma laha bukaanka. Hooyada uurka lihi waa in ay kalkaalisada ama dhakhtarka u sheegtaa xaaladdeeda uurka inta aan loo samayn raajada feedhaha (chest x-ray). Bukaanka waxa ... Read moreCaddaynta Cudurka\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"somali\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-03-13T08:33:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/juippi.jpg\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/cadaynta-xanuuka\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/cadaynta-xanuuka\\\/\",\"name\":\"Caddaynta Cudurka - somali\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/cadaynta-xanuuka\\\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/cadaynta-xanuuka\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2015\\\/08\\\/juippi.jpg\",\"datePublished\":\"2016-01-26T08:22:07+00:00\",\"dateModified\":\"2023-03-13T08:33:04+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/cadaynta-xanuuka\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/cadaynta-xanuuka\\\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/cadaynta-xanuuka\\\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2015\\\/08\\\/juippi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2015\\\/08\\\/juippi.jpg\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/cadaynta-xanuuka\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Etusivu\",\"item\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cudurka Qaaxada\",\"item\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/qaaxada\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":3,\"name\":\"Caddaynta Cudurka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/\",\"name\":\"somali\",\"description\":\"Qaaxad waa laga bogsan karaa, wadajir aan u fulino!\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#organization\",\"name\":\"somali\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/4\\\/2019\\\/08\\\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/4\\\/2019\\\/08\\\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg\",\"width\":1598,\"height\":321,\"caption\":\"somali\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/tuberkuloosi.fi\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\"}}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Caddaynta Cudurka - somali","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Caddaynta Cudurka - somali","og_description":"Cudurka qaaxada sambabka waxa lagu baadhi karaa sawirka raajada\u00a0 feedhaha (x-ray) iyo baadhitaanka xaakada. Qaaxada\u00a0 samababka\u00a0 inta badan waxa lagu arki karaa Raajada feedhaha (x-rya). Bdhitaanku wax dhibaato ah uma laha bukaanka. Hooyada uurka lihi waa in ay kalkaalisada ama dhakhtarka u sheegtaa xaaladdeeda uurka inta aan loo samayn raajada feedhaha (chest x-ray). Bukaanka waxa ... Read moreCaddaynta Cudurka","og_url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/","og_site_name":"somali","article_modified_time":"2023-03-13T08:33:04+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/juippi.jpg","type":"","width":"","height":""}],"twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/","name":"Caddaynta Cudurka - somali","isPartOf":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/juippi.jpg","datePublished":"2016-01-26T08:22:07+00:00","dateModified":"2023-03-13T08:33:04+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/#primaryimage","url":"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/juippi.jpg","contentUrl":"http:\/\/tuberkuloosi.fi\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2015\/08\/juippi.jpg"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/cadaynta-xanuuka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Etusivu","item":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cudurka Qaaxada","item":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/qaaxada\/"},{"@type":"ListItem","position":3,"name":"Caddaynta Cudurka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#website","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/","name":"somali","description":"Qaaxad waa laga bogsan karaa, wadajir aan u fulino!","publisher":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#organization","name":"somali","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/4\/2019\/08\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg","contentUrl":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-content\/uploads\/sites\/4\/2019\/08\/cropped-tuberkuloosi.fi-logo1.jpg","width":1598,"height":321,"caption":"somali"},"image":{"@id":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/65","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/65\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":403,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/65\/revisions\/403"}],"up":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/43"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/tuberkuloosi.fi\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}