Halkan waxa aad ka helikartaa si dhibyar Macluumaad qaaxada ku saabsan oo dhawr luqo ku qoran.
Mereegaha internetka tuberkuloosi.fi waxa ka faidaysan kara qof kasta oo xiisaynaya in uu wax dheerada ka barto qaaxada, laakiin khaas ahaan kuwa naftooda ama dadka ka ag dhow u danaynaya qaaxada sababtay doonto ha ahaatee.